Liibiya: Diyaarado dagaal oo duqeeyey Benghazi Diyaaradaha dagaalka ee ka amar qaata Jeneraalka gadoodka ah ee Gen.Khalifa Haftar ayaa duqeeyey labo xarumood oo ay maleeshiyaadka ku leeyihiin magaalada Benghazi. Diyaaradahan ayaa duqeeyey saldhigyada Kooxda Ansar Al Sharica iyo Kooxda February 17 Martyrs Brigade oo kamid ah kooxaha awooda ku leh magaalada Benghazi. Jeneraalk Haftar ayaa horey wacad ugu maray inuu hubka […] Continue Reading: - Liibiya: Diyaarado dagaal oo duqeeyey Benghazi Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News