Nigeria oo ku dhawaaqday la dagaalanka Argagaxisada Madaxweynaha Nigeria Goodluck Jonathan ayaa ku dhawaaqay inuu dagaal dhameystiran la geli doono Kooxda Boko Xaraam iyo argagaxisada. Madaxweynaha Nigeria oo shacabka kala hadlay warbaahinta dowlada ayaa sheegay in dowlada Nigeria dagaal balaaran la galeyso kooxda weerarada ka wada dalkaasi. Hadalka Hogaamiyaha Nigeria ayaa kusoo beegmaya xili dowlada Nigeria ay sheegtay inay heleen xogta goobta […] Continue Reading: - Nigeria oo ku dhawaaqday la dagaalanka Argagaxisada Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News