Inta badan Shacabka Masar oo diiday inay codkooda dhiibtaan Madaxii Militariga Masar Cabdifatax Al Sisi ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo inuu ku guuleystay doorashadii labada maalmood ee lasoo dhaafay ka socotay wadankaasi. Doorashada Masar ayey codkooda ka dhiibteen dad aad u yar iyadoo la sheegayo in ka badan 80% dadkii diiwaangashanaa ay guryahooda joogeen isla markaana aysan codkooda dhiiban. Arrintan ayaa caqabad ku […] Continue Reading: - Inta badan Shacabka Masar oo diiday inay codkooda dhiibtaan Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News