Gen. Indha qardhe: “Dagaal ayaan la gelaynaa ganacsatada dharka tuutaha ah keena dalka” (Dhegayso) Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Daahir Adam Cilmi (Indhoqarshe) ayaa ka hadley weerarkii maalintii shalay ee Arbacada lagu qaadey gaari uu saarnaa, kadib markii miino loo dhigey agagaarka wershaddii hore ee caanaha isaga oo u socda xafiiskiisa shaqo ee Wasaaradda Gaashaandhiga. “Waa run in maalintii shalay ay al-Shabaab isku dayeen in ay waxyeelo na […] Continue Reading: - Gen. Indha qardhe: “Dagaal ayaan la gelaynaa ganacsatada dharka tuutaha ah keena dalka” (Dhegayso) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News