Masuuliyiin lagu xirey magaalada Berbera Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee gobolka Saaxil Yuusuf Axmed Maxamed (Halac Dhegoole) iyo laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka Berbera ayaa maanta xabsiga loo dhaa-dhiciyey. Labada Xildhibaan ayaa lagu kala magacaabaa Daahir Aw-nuur iyo Rashiid Aw-Xassan, waxaana labudaba ka tirsanaayeen Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye oo hadda khilaafka ba’an uu ka dhex aloosan yahay. […] Continue Reading: - Masuuliyiin lagu xirey magaalada Berbera Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News