Muqdisho, riwaayad siyaasadeed ayaa ka jirta.- by Odowaa Qoraalkan waxa uu ka tarjumayaa aragtida qoraaga, looma qaadan karo tan Horseed Media ee daabacdey keliya Waa Magaaladii loolanka siyaasada Soomaaliya. Marka dhinac kale laga Eego waa Gobol dhameystiran oo dadka ku nool ay tahay inay la mid-noqdaan dhanka xaquuqaha qeybaha kale ee dalka. Waa gobol dhaqaale ahaan isku filan, islamarkaana wax tar u leh […] Continue Reading: - Muqdisho, riwaayad siyaasadeed ayaa ka jirta.- by Odowaa Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News