Xukuumadda Federaalka oo Ansixisiyey Guddiga Madaxa-banaan ee Dib u Eegaya Dastuurka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay ansixinta guddiga madaxa banaan ee dib-u- eegista Dastuurka iyo Arrimaha la xariira amniga. Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ayaa golaha usoo gudbisay xubnaha gudiga madax banaan ee dib-u-eegista dastuurka. Dood iyo falaqayn […] Continue Reading: - Xukuumadda Federaalka oo Ansixisiyey Guddiga Madaxa-banaan ee Dib u Eegaya Dastuurka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News