Kulanka looga hadlayey waxbarashada madaniga ah ayaa maanta ka furmay magaalada Bosaso(Cod+Sawiro) Waxaaa maanta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ee hoolka shirarka hotel Bulsho ee magaalada Bosaso tobabar uga furtay masuuliyiin iyo xubno ka mid ah golayaasha deegaanka degmooyinkaasi, kuwaasio oo ka kala socday  gobalka Bari iyo Karkaar, gaar  ahaan degmooyinka Bosaso, Qardho iyo Band bayla Kulank ayaa ahaa mid looga hadlayey tacliinta madaniga iyo sidii ay uga […] Continue Reading: - Kulanka looga hadlayey waxbarashada madaniga ah ayaa maanta ka furmay magaalada Bosaso(Cod+Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News