Maamulka jaamacadda PIDAM ayaa ka warbixiyey hamsami u socodka imtixaanka ee sanadkan(Sawiro+Cod) Iyadoo in ka badan 500 oo arday oo wax kabarata jaamacadda PIDAM ee magaalada Bosaso ay ufariisteen imtixaankii ugu danbeeyey ee sanad jaamacedeedka 2013-2014. ayaa waxaa warbaahinta uga warbixiyey hamsami u socoka imtixaanka mamaulka jaamacadda Gudoomiyaha Jaamacadda PIDAM Prof. Maxamed Muumin Yuusuf ayaa sheegay in imtixaanka iyo tirada ardayda ee u fariisatay imtixaanka ay gaarayaan 540 […] Continue Reading: - Maamulka jaamacadda PIDAM ayaa ka warbixiyey hamsami u socodka imtixaanka ee sanadkan(Sawiro+Cod) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News