Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii ka dhacay Jabuuti Ururka al-Shabaab ee xiriirka la leh al-Qaacida ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxii dhowaan ka dhacay maqaayad ku taalla dalka Jabuuti. Afhayeenka Ururka Cali Dheere ayaa shir jaraa’id uu qabtay ku sheegay in xubno kamid ah ururka ay fuliyeen weerarka isla markaana ku beegsadeen saraakiil ka tirsan NATO, siduu sheegay. Waxaa uu intaas ku daray in maqaayada […] Continue Reading: - Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii ka dhacay Jabuuti Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News