Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dilka Muwaadinka Turkiga Madaxweyweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xassan Sheikh ayaa cambaareeyay dilka shalay magaalada Muqdisho loogu geystay muwaadin u dhashey dalka Turkiga  oo ay kooxo hubeysan dileen. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa ayaa tacsi loogu diray Dowladda iyo shacabka Turkiga geerida Madaxii amniga Shirkadda diyaaradaha ee Turkish airlines Saadetin Dogan. ‘’Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii, Shirkadda Diyaaradaha ee […] Continue Reading: - Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dilka Muwaadinka Turkiga Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News