Taliyaha Milateriga Dowladda Federaalka oo Qarax lala beegsaday Taliyaha Ciidamada Milateriga ee Dowladda Federaalka Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa maanta qarax miino lagula beegsaday magaalada Muqdisho. Kolonyo uu la socday Taliyaha ayaa qaraxa lala beegsaday xilli ay marayeen degmada Hodan ee Muqdisho, waxaana la sheegay in uu Taliyaha ka badbaaday qaraxa balse qaar kamid ah ilaaladiisa wax soo gaareen. Waxaa adag in […] Continue Reading: - Taliyaha Milateriga Dowladda Federaalka oo Qarax lala beegsaday Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News