Iskushaandheyn lagu sameenayo Xukuumada Federaalka iyo Dood ka taagan! Waxaa lagu wadaa in dhawaan isku shaandheyn lagu sameeyo golaha Wasiirada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya, xili la sheegayo inuu jiro khilaaf ku aadan Wasaaradaha ay isku shaandheyntan saameyn doonto. Magaalada Muqdisho ayey maanta iyo shalay ka socdaan wadahadalo u dhaxeeya Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud iyo Raysalwasaare Cabdiweli Shiikh Axmed oo ku aadan isbedalka la doonayo […] Continue Reading: - Iskushaandheyn lagu sameenayo Xukuumada Federaalka iyo Dood ka taagan! Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News