Shirkada Kilimajaro oo Gaas iyo Shidaal ka baareysa Afgooye! Shirkada Kilimanjaro Capital oo fadhigeedu yahay Belize ee koonfurta Amerika ayaa sheegtay inay bilaabi doonto mashruuca Gaaska iyo Shidaalka laga soo saarayo degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada Hoose. Shirkada Kilimanjaro Capital ayaa sanadkii lasoo dhaafay ee 2013 heshiis kula wareegtay mashruuca Gaaska Afgooye oo ay dowlada Federaalka horey ugu saxiixday Shirkada lagu magacaabo AMSAS. Heshiiska […] Continue Reading: - Shirkada Kilimajaro oo Gaas iyo Shidaal ka baareysa Afgooye! Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News