Boqor Burhaan Boqor Muuse oo qado sharaf u sameeyey wufuuddii caleema saarka (Video + Sawiro) Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maalintii shalay loo caleema saarey Boqornimada ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey madaxdii iyo wufuuddii ka soo qaybgashey caleema saarka Bqorka. Qada sharafta ayaa ka dhacdey halka loo yaqaan Haro-geenyo oo dhanka galbeed magaalada Qardho kaga beegan 10km. Halka qadosharaftu ka dhacaysey oo ay ka muuqatey roobabkii u danbeeyey ayaa […] Continue Reading: - Boqor Burhaan Boqor Muuse oo qado sharaf u sameeyey wufuuddii caleema saarka (Video + Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News