Dowlada Nigeria oo heshay goobta lagu hayo Gabdhihii La afduubay! Dowlada Nigeria ayaa shaacisay inay heleen goobta lagu heysto gabdho ku dhaw 300 oo ay afduubteen kooxda Boko Xaraam, walow dowlada aysan sheegin habka ay kusoo furan doonto gabdhahaasi. Dowlada Nigeria oo gacan ka helaysa dalal badan ayaa todobaadkii lasoo dhaafay waday hawlgalo xog aruurin ah oo ay ku baadi goobeysay goobta lagu hayo boqolaal […] Continue Reading: - Dowlada Nigeria oo heshay goobta lagu hayo Gabdhihii La afduubay! Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News