Maraykanka oo si khalad ah uga baxsatay Sir Muhiim ah! Dowlada Maraykanka ayaa si khaldan u faafiyey Magaca sarkaalka ugu sareeya ee sirdoonka ku sugan magaalada Kabul ee caasimada dalka Afghanistaan. Arrintan ayaa dhacday kadib markii Warsaxaafadeed kasoo baxay Aqalka cad oo loo diray Saxaafada lagu daray magaca Sarkaalkan sare oo ah Madaxa CIA-da xafiiska ay ku leeyihiin magaalada Kabul, arrintaasi oo ah sir muhiim […] Continue Reading: - Maraykanka oo si khalad ah uga baxsatay Sir Muhiim ah! Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News