Hogaamiyayaasha India & Pakistaan oo shir uga furmayo New Dehli Hogaamiyaha cusub ee dowlada India Narendra Modi iyo Raysalwasaaraha Pakistaan Nawas Sharif ayaa manta kulan ku leh magaalada New Dehli. Nawas Sharif ayaa kamid ahaa 6 hogaamiye oo ka qeyb galay xafladii dhaarinta Raysalwasaaraha cusub ee India oo isagu ku casumay xaflada dhigiisa Pakistaan. Labada hogaamiye ayaa ka wadahadlaya sidii dib loogu bilaabi lahaa xiriirka […] Continue Reading: - Hogaamiyayaasha India & Pakistaan oo shir uga furmayo New Dehli Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News