Dagaal ka bilowday magaalada Donetsk ee Ukraine Waxaa maanta (Talaada) dagaal xoogleh ka socdaa Airporka magaalada Donetsk ee bariga wadanka Ukraine, magaaladaasi oo ay horey gacanta ugu hayeen xoogaga gooni-u-goosadka doonaya inay ku biiraan Ruushka. Ciidamada Ukraine ayaa adeegsanaya diyaaradaha dagaalka ee helikobterka iyo gaadiidka gaashaaman waxaana lagu soo waramayaa in dagaalka ka socda Airorka Donetsk ay ku dhinteen dad badan oo […] Continue Reading: - Dagaal ka bilowday magaalada Donetsk ee Ukraine Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News