Uganda oo xaqiijisey in askar looga diley weerarkii Baarlamaanka Saddex askeri oo ka tirsan ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda ayaa lagu diley weerarkii maalintii sabatida lagu qaadey xarunta baarlamaanka Soomaaliya ee Muqdisho, sidoo kale weerarkaas waxaa ciiadamada ka socdey dalka Uganda uga dhaawacmey afar askeri oo kale. Weerarka Baarlamaanka ay ku qaadeen malayshiyaad ka tirsan al-Shabaab oo ka hawlgalyey Muqdisho […] Continue Reading: - Uganda oo xaqiijisey in askar looga diley weerarkii Baarlamaanka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News