Ciidamada Itoobiya iyo al-Shabaab oo ku dagaalamay gobolka Bakool Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen magaalada Caato oo ay saldhig ciidan ku alahaayeen ciidamada Itoobiya. Magaalada Caato waxay ku taala xadka Itoobiya sheegato ee ay la wadaagto Soomaaliya. Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhimatey weerarka al-Shabaab ku qaadeen halkaas, waxaana ku dhaawacmey […] Continue Reading: - Ciidamada Itoobiya iyo al-Shabaab oo ku dagaalamay gobolka Bakool Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News