Soomaaliya oo diidey ka qaybgalka shir looga hadlaayo Qaxootiga oo Kenya ka dhici lahaa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaadacdey shir looga hadlaayo arrimaha qaxootiga oo maanta ka furmi lahaa dalka Kenya. Shirka ayaa ah mid diiradda lagu saarayo dib u celinta qaxootiga Soomaalida. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xaaladda haatan ay ku sugan yihiin qaxootiga Soomaaliyeed aanay u saamaxayn inay ka qeybgasho shir ka dhacaya Kenya. Dib […] Continue Reading: - Soomaaliya oo diidey ka qaybgalka shir looga hadlaayo Qaxootiga oo Kenya ka dhici lahaa Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News