Madaxweynaha Puntland oo safar ugu baxay deegaanada bariga fog ku yaala (Sawiro) Madaxweynaha Puntland iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa subaxnimadii hore ee maanta ka anbabaxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Safarka Madaxweynaha ayaa ku wajahan in uu booqashoo ku kala bixiyo dhul aad u ballaaran oo gaaraya in ka badan 500km. Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku weheliyey qaar kamid ah golaha wasiirada Puntland, sida Wasiirka Arrimaha Gudaha […] Continue Reading: - Madaxweynaha Puntland oo safar ugu baxay deegaanada bariga fog ku yaala (Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News