Sarkaal u dhashey dalka Turkiga oo Muqdisho lagu diley Sarkaal u dhashey dalka Turkiga isla markaana ahaa madaxa amniga shirkadda diyaaradaha Turkiga ee Turkish Airlines xarunteeda Muqdisho ayaa maanta lagu toogtey igosyka Km4 ee magaalada Muqdisho. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Saadettin Doğan, ayaa dabley ku weerartey isaga iyo shaqaale kale gaari ay saarnaayeen, waxaana markii gaarigu istaagey ay xabad kala dhaceen muraayadda hore iyo […] Continue Reading: - Sarkaal u dhashey dalka Turkiga oo Muqdisho lagu diley Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News