Madaxweyne Xasan Shiikh oo Muqdisho ku soo laabtey isbbedelna ballan qaadey Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii Aqalka Baarlamaanka al-Shabaab maalin cad Muqdisho ku soo weerareen, weerarkaas oo ay ku dhinteen dad ka badan 10 qof ayna ku dhaawacmeen 30 kale. Madaxweynaha oo ka hadalay weerarkii Baarlamaanka maalintii shalay ee Sabtida al-Shabaab ku qaadeen […] Continue Reading: - Madaxweyne Xasan Shiikh oo Muqdisho ku soo laabtey isbbedelna ballan qaadey Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News