Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo booqday dhaawacyadii la dhigay Cisbitaal Madiina War saxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo qaar kamid ah golaha Wasiirada ayaa Saaka booqday Isbitaal Madiina oo ku jiraan qaar kamid ah dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii ay shalay ku qaadeen Xarunta Golaha Shacabka kooxda arxan laawayaasha ah ee Al-Shabaab. Ra’iiusl Wasaaraha ayaa war bixin ka dhageystay Maamulka Isbitaal […] Continue Reading: - Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo booqday dhaawacyadii la dhigay Cisbitaal Madiina Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News