Dhegayso Khudbadii Madaxweynaha Puntland ka Jeediyey Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas ayaa khudbad dheer ka jeediyey gebagebadi xafladdii maanta lagu caleema saarey Boqor Burhaan Boqor Muuse. Xafladda oo bilaamatey subaxnimadii maanta ayaa soo dhamaatey saacaddu markey ahayd 16:20 daqiiqo, waxaana si toos ah loogala socdey telefishanka Universal iyada oo shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ay arrintaas fududeysey. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegey […] Continue Reading: - Dhegayso Khudbadii Madaxweynaha Puntland ka Jeediyey Xafladda Caleemasaarka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News