Daawo Muuqaaladii Caleema-Saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse [Video] Caleema-saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse ee maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada Qardho ayaa ahaa mid aan loo kala harin waxaana ka soo qaybgalay dad kor u dhaafaya 4000 kun oo qof oo ka kala yimid dalka Soomaaliya guud ahaantiisa iyo dibadda ba hoos ka daawo Muuqaalo telefishanka Somali Channel ka soo duubey Caleema […] Continue Reading: - Daawo Muuqaaladii Caleema-Saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse [Video] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News