Baarlamaanka Liibyia oo ansixiyey Xukuumad cusub Baarlamaanka dalka Liibiya ayaa ansixiyey xukuumada uu soo magacaabay Raysalwasaaraha Cusub xili ay xiisad weyn ka taagan tahay magaalada caasimada ah ee Tripoli. Baarlamaanka ayaa ansixiyey Xukuumada uu soo dhisay Raysalwasaaraha cusub Axmed Maetig, kalfadhigan oo ay kasoo xaadireen 94 xildhibaan ayaa 83 codka siiyeen xukuumada cusub, Barlamaanka ayaa fadhigiisa yeeshay xili ay ku hareeraysnaayeen […] Continue Reading: - Baarlamaanka Liibyia oo ansixiyey Xukuumad cusub Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News