Hogaamiyaha cusub ee Ukraine oo wadahadal ugu baaqay Ruushka Natiijada horudhaca ee doorashadii Madaxweynaha ee ka dhacday wadanka Ukraine ayaa waxaa kusoo baxay Maalqabeenka lagu magacaabo Petro Poroshenko. Hogaamiyaha cusub Poroshenko oo helay 55% cododka shacabka Ukraine ayaa balanqaaday inuu wadahadal la geli doono dowlada Ruushka oo ay jaarka yihiin isagoo sheegay in Ruushka la’aantiisa aan wax nabad ah laga gaari karin gobalka iyo […] Continue Reading: - Hogaamiyaha cusub ee Ukraine oo wadahadal ugu baaqay Ruushka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News