Shacabka Masar oo codkooda ka dhiibanaya Doorashada Madaxweynaha Waxaa maanta bilaabaneysa codbixinta doorashada Madaxweynaha Masar oo socon doonta muddo labo maalmood ah, iyadoo la filayo inuu doorashada kusoo baxo hogaamiyihii hore ee militariga Masar Cabdulfatax Al Siisi. Amniga goobaha codbixinta ayaa si weyn loo adkeeyey iyadoo doorashadan ay tahay tii ugu horeysay oo ka dhacda dalkaasi tan iyo intii xilka laga tuuray Madaxweynihii […] Continue Reading: - Shacabka Masar oo codkooda ka dhiibanaya Doorashada Madaxweynaha Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News