Dood weli ka taagan Qaraxii Jabuuti Waxaan weli kala cadeyn qaabka loo geystay qaraxii habeenimadii Sabtida ka dhacay makhaayad ajaanibta booqdaan oo ku taal magaalada Jabuuti. Qaraxan ayey dowlada Jabuuti ku eedaysay inay ka danbeysay kooxda Al Shabaab, walow kooxdaasi aysan weli sheegan qaraxan oo lagu beegay maalintii ay maleeshiyaadka Al Shabaab weerarka ku qaadeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay […] Continue Reading: - Dood weli ka taagan Qaraxii Jabuuti Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News