Xisbiyada Midigta fog oo guul weyn ka gaarey doorashooyinkii baarlamaanka Yurub Waxaa lasoo afjaray doorashadii baarlamaanka yurub, waxaana dhamaan wadamada midowga yurub lagaga dhawaaqay natiijooyinkii doorashada. Waxaa guul weyn gaaray xisbiyada xagjirka ah ee ka dhisan wadamada kala duwan ee yurub. Xisbiyadaan cunsuriyiinta ayaa waxaa ay ku guuleysteen iney kuraas aad u badan ka helaaan baarlmaanka yurub, taas oo u suurtogelin doonta iney saamayn weyn ku […] Continue Reading: - Xisbiyada Midigta fog oo guul weyn ka gaarey doorashooyinkii baarlamaanka Yurub Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News