Kenya oo askar looga diley xadka Soomaaliya Laba askeri oo ka tirsan ciidamada dalka Kenya ayaa subaxnimadii hore Isniinta lagu diley meel ku dhaw magaalada Lamu ee xadka Kenya Soomaaliya la wadaagto. Askerta la diley ayaa kamid ahaa Kolonyo ciidamo ah oo sahay cuno ah u wadey ciidamada Kenya saldhig ciidan oo ay ka samaysteen Raaskaanbooni Jubada Hoose. Sarkaal u hadley ciidamada […] Continue Reading: - Kenya oo askar looga diley xadka Soomaaliya Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News