Gabay loo tiriyey Boqor Burhaan Boqor Muuse – Baabule Libaax (Dhegayso) Annagoo kala ah Ahmednur Abdi Hagimire, Abdiaziz Hagi Mohamud Indhataag iyo Abdiaziz Siciid Hirsi Boqor, kana mid ah jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan dalkan Australia magaaladiisa labaad ee Melbourne waxaan halkan uga hanbalyaynaynaa guud ahaan Somali oo dhan gaar ahaan beesha Daarood Ismaciil oo manta u dabaaldegaya munaasibada taariikhiga ah ee caleema saarka BOQORKA DAAROOD, […] Continue Reading: - Gabay loo tiriyey Boqor Burhaan Boqor Muuse – Baabule Libaax (Dhegayso) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News