Qaraxyo ka dhacay magaalada Jabuuti oo dhaawac iyo dhimashoba keenay Inta la ogyahay ilaa hada saddex qof ayaa ku dhimatey, dad ku dhaw 20 qofna waa ku dhaawacmeeen qarax ka dhacay goob maqaaxi ah dalka Jabuuti xaruntiisa Jabuuti. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Jabuuti ayaa sheegtey in qaraxu ahaa mid ismiidaamin ah oo ay fuliyeen laba qof kuwaas oo kamid ahaa dadkii ku dhintey halka […] Continue Reading: - Qaraxyo ka dhacay magaalada Jabuuti oo dhaawac iyo dhimashoba keenay Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News