Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Shiikh oo aqabalay Is-casilaadii Wasiirka Amniga Qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ka aqbalay Wasiirkii Amniga Qaranka iscasilaadiisa, isagoona ku tilmaamay in ay tahay talaabo geesinimo leh. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku amaanay Wasiirka Amniga Qaran mudane Cabdikarin Xusein Guled inuu ahaa muwaadin si dhab ah ugu adeegayey shacabka Soomaaliyeed “Waa ka aqbalay iscasilaadiisa wasiirka amniga qaranka, Waxaana […] Continue Reading: - Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Shiikh oo aqabalay Is-casilaadii Wasiirka Amniga Qaranka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News