Xafladda Caleema-saarka Boqorka oo ka bilaamatey magaalada Qardho (Sawiro hordhaca) Xafladda Caleema-saarka Boqorka Beelaha Daarood & Meheri Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa goor dhawey oo maanta Axadda ah ka bilmaatey magaaladda Qardho. Hoolka ay ka dhacayso Xafladda Caleema-saarka ayaa,waxaa kusoo qulqulaya Wufuud tiro badan oo isaga kala yimid dal iyo dibadba, waxaana laga dareemayaa dhaqdhaqaad xoogan gudaha xarunta. Waxaa hoolka soo buuxiyey wufuuddii kala geddisneyd […] Continue Reading: - Xafladda Caleema-saarka Boqorka oo ka bilaamatey magaalada Qardho (Sawiro hordhaca) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News