Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Cabdullaahi Cumaro o xilkii laga qaadey Wasiirkii Ganacsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa wareegto ka soo baxdey xafiiska Madaxweynaha Somaliland lagu sheegey in xilkii laga qaadey isla markaana la magacaabey Wasiir cusub. Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa siyaasadda Somaliland lagu dehx arkey markii Siilaanyo xukuumaddiissi u horeysey uu u magacaabey Wasiirka arrimaha dibadda, waxa uu kamid ahaan jirey ragga sida weyn […] Continue Reading: - Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Cabdullaahi Cumaro o xilkii laga qaadey Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News