Daawo sawiro badan oo laga soo qaadey caleema saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse Warbixin kooban Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka soo qaybgaleen kumaankun qof ayaa maanta ka dhacdey magaalada Qardho, taas oo lagu caleema saarey Boqorka beelaha Daarood & Meheri Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yusuf oo noqonaya boqorkii 34aad. Xafladda caleema saarka ayaa ahayd mid aan horey iyada oo kale loo […] Continue Reading: - Daawo sawiro badan oo laga soo qaadey caleema saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News