Xasan Shiikh oo gaarey dalka Koonfur Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan SHiikh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta oo Santi ah gaarey dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha ayaa ka mid ah ah hoggaamiyaal lagu casumey xafladda dhaarinta Madaxweyne Jacob ZUMA oo shanta sano ee soo socda loo dhaarinaayo Madaxweynaha Koonfur Afrika. Dalka Koonfur Afrika ayaa yeeshey saddex Madaxweyne tan […] Continue Reading: - Xasan Shiikh oo gaarey dalka Koonfur Afrika Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News