Imtixaanta shahaadiga ah oo maanta si rasmi ah uga furmay gobalka Bari(Sawiro) Waxaa maanta imitxaanka fasalka afaard ee dugsiga sare iyo fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe si rasmi ah uu uga bilowday gobalka Bari iyo guud ahaan Puntland, kaas oo ay u fariisteen arday fara badan Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Puntland Dr. Maxamad Cali Faarax ayaa furay, isagoona ka furay iskoolka Imaamu Nawaawi ee magaalada Bosaso […] Continue Reading: - Imtixaanta shahaadiga ah oo maanta si rasmi ah uga furmay gobalka Bari(Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News