Ardeyda Puntland oo maanta u fariistey Imtixaanka Shahaadooyinka (Sawiro) Waxaa maanta si isku imid ah uga bilowdey deegaanada Puntland Imitxaanka fasalka afaard ee dugsiga sare iyo fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe, kaas oo ay u fariisteen ardey kor u dhaafeysa kumaankun. Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Dr Cabdiwali Maxmed Cali Gaas ayaa furitaankii Imtixaananka Dugsiga Sare ee Gambool Garowe kaga qaybgalay, waxaana goob joog ka […] Continue Reading: - Ardeyda Puntland oo maanta u fariistey Imtixaanka Shahaadooyinka (Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News