Dhismaha Baarlamaanka Soomaliya oo la weeraray xili Xildhibaanadu ku sugnaayeen Koox hubeysan oo ka titsan al-Shabaab ayaa weerar ku qaadey Aqalka Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya xilli halkaas uu ka socdey fadhi ay lahaayeen Xildhibaanadu. Weerarka ayaa markii hore ku bilowdey qaraxyo is xig-xigey kadibna waxa uu si toos ah isugu beddalay weerar ka fool kafool ah oo dhexmarey ciidamadii ilaalinayey Baarlamaanka iyo dableydii al-Shabaab […] Continue Reading: - Dhismaha Baarlamaanka Soomaliya oo la weeraray xili Xildhibaanadu ku sugnaayeen Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News