Raysalwasare Cabdiweli Shiikh oo ka hadley weerarkii Baarlamaanka War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed Maxamed ayaa lagu sheegey in ciidamada dowladdu ay fashilyeen weerarki baarlamaanka: Hoos ka akhri warka ka soo baxay Raysalwasaaraha: ___ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa sheegay inuu weerarkii maanta lagu qaaday xarunta Baarlamaanka ahaa mid ay soo maleegeen kooxo dhagar […] Continue Reading: - Raysalwasare Cabdiweli Shiikh oo ka hadley weerarkii Baarlamaanka Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News