Maxaa ka soo galay warbaahinta taageeri jirtey Dr Faroole, arrimaha Boqortooyada? Muddooyinkan danbe waxaa soo badanayey warbaahinta tageeri jirtey Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole in ay caado ka dhigteen in ay jaahwareerin, been abuurasho iyo dicaayado raqiis ah ay ku furaan arrimaha dhaqanka oo isagu ah mid ka madaxbanaan siyaasadda. Arrintan ayaa noqoneysa taariikh cusub oo qormeysa qofkastana ka geli doono baalka uu maanta […] Continue Reading: - Maxaa ka soo galay warbaahinta taageeri jirtey Dr Faroole, arrimaha Boqortooyada? Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News