Dhegayso warbixin faahfaahsan weerarkii dhismaha Baarlamaanka (Sawiro) Weerarkii kooxda al-Shabaab a maanta ku qaadeen xarunta Baarlamaanka federaalka Soomaaliya xilli ay ku sugnayeen Xildhibaanadu ayaa faahfaahin dheeraad ah ka soo baxaysaa, Xildhibaaan Gaarane oo sheegey in weerarkan looga digey oo ay u gudbiyeen laamaha amniga laakiin cid wax ka qabatey aysan jirin. Xildhibaan Cumar Filish oo ka hadley qaabka uu u dhaawacmey iyo […] Continue Reading: - Dhegayso warbixin faahfaahsan weerarkii dhismaha Baarlamaanka (Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News