Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Xil.Cali Khaliif Galaydh oo Qardho ku sugan Fiidnimadii caawa oo Sabti ah waxaa magaalada Qardho soo gaarey wefdi uu hoggaaminaayo Garaadka Garaadada Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac waxaana ka mid ahaa wefdiga Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galaydh isla markaana u ol-oleeya shirka aayaha Khaatumo State. Waxaa isaguna maanta soo gaarey magaalada Qardho Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka soo […] Continue Reading: - Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Xil.Cali Khaliif Galaydh oo Qardho ku sugan Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News