Daawo Sawirada wufuudda kala geddisan ee caleema-saarka Boqorka (Sawiro) Magaaladda Qardho oo la ciir-ciireysa Wufuud ka kala socotay deegaanada Soomaalidu degto(Sawirro). Waxaa maanta soo gaaray magaaladda Qardho ee xarunta gobolka Karkaar wufuudii ugu badneyd ee ka qeybgaleysa Caleema-saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse. Guddiga qabanqaabada Caleema-saarka, Issimo, Waxgarad, maamulka degmada iyo kan gobolka ayaa kusoo dhaweeyey wufuud kala geddisan magaaladda Qardho. Wufuuda […] Continue Reading: - Daawo Sawirada wufuudda kala geddisan ee caleema-saarka Boqorka (Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News