Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Is-casiley (Dhegayso) Wasiirkii Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa gelinkii danbe ee Sabtidas ku dhawaaqey in uu iska casiley xilkii Wasiirka Amniga ee Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kadib weerarkii la yaabka lahaa ee ururka al-Shabaab ay maanta ku qaadeen Aqalka ay ku shiraan Xildhibaanada Baarlamaanka. Wasiirka ayaa mar sii horeysey oo Xildhibaanadu u yeereen […] Continue Reading: - Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Is-casiley (Dhegayso) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News